- Bogga Hore
- Adeegyada
Adeeg kasta oo aan bixinno
Adeegyo caafimaad oo takhasus leh si loo horumariyo wanaagga bulshada loona adeego bulshada. Dooro waax si aad si faahfaahsan ugu aragto waxa ay daaweyso, waxa ay baaritaan ku sameyso, iyo qalliinnada ay fuliso.
Waaxyo
24 saacadood maalintii.
Adeegyo gaar ah oo qof walba ku habboon.
Gargaar degdeg ah
Caafimaad
Kiliinikado joogto ah, tashi iyo daryeel socda.
Caafimaadka Haweenka
Daryeel takhasusi ah oo uurka iyo umusha, baaritaanada iyo qalliinka.
- DAILY ·
- 29 adeeg oo liiskan ku jira
Caafimaadka Carruurta
Daryeelka dhallaanka ilaa dhallinyarada(gaangaarka): baaritaan caafimaad, tallaal, cudurrada raagay.
- Daily ·
- 23 adeeg oo liiskan ku jira
Dhakhtarka Guud
Daryeelka guud iyo caafimaadka uur kujirta ee dadka waaweyn: ka hortag, cudurrada iyo maaraynta cudurrada muddo dheer.
- Daily ·
- 25 adeeg oo liiskan ku jira
Maqaarka
Daryeelka maqaarka: caafimaad, qalliin, carruur iyo mid quruxeed.
- DAILY·
- 26 adeeg oo liiskan ku jira
Maqalka
Baaritaanka maqalka, qalabka maqalka, dheellitirka, tinnitus iyo ilaalinta maqalka.
- DAILY ·
- 25 adeeg oo liiskan ku jira
Wadnaha Carruurta
Cudurrada wadnaha carruurta: baaritaan, daaweyn iyo la socod muddo dheer.
- APPOINTMENT ·
- 23 adeeg oo liiskan ku jira
Qalliin
Takhasusyada qolka qalliinka iyo badbaadinta.
Indhaha
Daryeel indhaha oo dhammaystiran: baaritaan, daawo, laser iyo qalliin.
- DAILY·
- 27 adeeg oo liiskan ku jira
Dheg, Sanka iyo Cunaha
Daawaynta iyo qalliinka dhegta, sanka iyo cunaha, oo ay ku jiraan maqalka, sinuska iyo codka.
- DAILY ·
- 23 adeeg oo liiskan ku jira
Qalliinka Guud
Qalliin guud oo qorsheysan iyo mid degdeg ah, oo ay ku jiraan laparoscopy .
- DAILY
- 22 adeeg oo liiskan ku jira
Qalliinka Lafaha
Dhaawac, beddelka kalagoysyada, dhaawaca ciyaaraha, laf-dhabarta, gacanta iyo cagta.
- ARRANGED ·
- 30 adeeg oo liiskan ku jira
Suuxinta
Suuxinta qalliinka, suuxinta umulisada, maaraynta xanuunka iyo daryeelka halista ah.
- AVAILABLE ·
- 21 adeeg oo liiskan ku jira
Kaadi-mareenka
Daryeelka kelyaha, kaadi-haysta iyo xubnaha taranka ee ragga, haweenka iyo carruurta.
- DAILY ·
- 27 adeeg oo liiskan ku jira
Qalliinka Wejiga
Qalliinka afka iyo wejiga: implants, dhaawaca wejiga, saxitaanka daanka iyo cudurrada.
- ARRANGED ·
- 22 adeeg oo liiskan ku jira
Baaritaan
Imaging, shaybaar iyo farmashi.
Raajada
Imaging iyo raajo , CT Scans iyo MRI, oo ay ku jiraan ECHO, ECG iyo EEG.
- Daily ·
- 35 adeeg oo liiskan ku jira
Farmashiyaha
Qaybinta daawada, dib u eegis caafimaad, tallaal, baaritaan degdeg ah iyo qalab caafimaad.
- Daily ·
- 24 adeeg oo liiskan ku jira
Shaybaarka
Shaybaar caafimaad oo dhammaystiran: kimistari, dhiigga, jeermiska, cudur-ogaanshaha iyo bangiga dhiigga.
- Daily ·
- 36 adeeg oo liiskan ku jira
Ilkaha
Daryeelka ilkaha dadka waaweyn iyo carruurta.
Ilkaha Carruurta
Daryeelka ilkaha carruurta laga bilaabo iligga ugu horreeya, oo ay ku jirto suuxin iyo baahiyo gaar ah.
- DAILY
- 24 adeeg oo liiskan ku jira
Ilkaha
Ilkaha guud: ka hortag, dayactir, qurxin, daryeelka ciridka iyo gargaar degdeg ah.
- DAILY ·
- 29 adeeg oo liiskan ku jira
Faahfaahinta waaxyaha
Bogagga faahfaahsan ee waax kasta hadda waxay ku qoran yihiin Ingiriisi, sababtoo ah magacyada loo isticmaalo caafimaadka ma awoodno inaad afsomaliyeeyno.
Ma hubtid waaxda aad u baahan tahay?
Wac qaabilaadda oo usharax calaamadahaaga. Hubaal wey kucaawin doonan.