Garissa Doctors Plaza

Gobolka Garissa · Kenya

Khubaro lagu kalsoon yahay, daryeel takhasus KUSALEYSAN.

Horumarinta daryeelka bukaanka annagoo adeegsanayna heerka ugu sarreeya ee takhasuska.

Khubaro Caafimaad

Gargaar iyo umulisada 24/7

SAFKA HORE EE CAADIMAADKA BULSHADA

Hadda furanahay

24/7 Waa furanahay

Caafimaadka Carruurta

Kiliinikada dhallaanka, tallaalka iyo gargaarka degdegga ah ee carruurta.

Caafimaadka Haweenka

Daryeelka uurka, baaritaanka iyo adeegyada dhalmada.

Baaritaanka

Shaybaar casri ah , ultrasound iyo raajo iyo CT Scan.

Ilkaha

Baaritaan, buuxin iyo daryeelka ilkaha carruurta.

Sida aan kuu caawin karno

Caafimaadkaagu waa muhiim, waana in lagu aaminaa khubaro takhasus leh oo ku daryeeli kara tallaabo kasta.

Daryeelka maalinlaha ah

Baaritaan iyo IMAGING

Qalliin iyo takhasus

Takhasusyadeenna

Khubaro caafimaad oo CAAFIMAADKA BULSHADA UHEELAN

Dhakhaatiir joogta  iyo khubaro soo booqda , iyo sidoo kale baaritaamocasri eh, si caafimaadkaaga si wanaagsan loo daryeelo.”

Caafimaadka Haweenka

DAILY ·

Caafimaadka Carruurta

Daily ·

Dhakhtarka Guud

Daily ·

Indhaha

DAILY ·

Dhegta, Sanka iyo Cunaha

DAILY ·

Raajada

DAILY ·

Qalliinka Guud

DAILY ·

Qalliinka Lafaha

DAILY ·

Suuxinta

On call ·

Kaadi-mareenka

DAILY ·

Maqaarka

DAILY ·

Maqalka

DAILY ·

Farmashiyaha

Daily ·

Qalliinka Wejiga

ARRANGED ·

Ilkaha Carruurta

DAILY ·

Ilkaha

DAILY ·

Shaybaarka

Daily ·

Wadnaha Carruurta

By referral ·

Sababta qoysasku u doortaan GDP

Daryeel shakhsi ah, hab xirfad leh

Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna koowaad, qoysaskuna waxay na doortaan sababtoo ah waxaan bixinnaa adeegyo takhasus leh oo daboolaya baahidooda, kooxdeennuna waxay mudnaanta siisaa wanaagga cafimaadka bulshada.

18

Waaxyo takhasusi ah

24/7

Gargaar iyo umulisada

CASRI

Natiijada shaybaarka iyo raajada iyoimaging

3

Luqadaha qaabilaadda: Soomaali, Kiswahili, Ingiriisi

Su'aalaha bukaannadu weydiiyaan

Suaashada miyaadan halkan ka helin? Qaabilaaddu way kuu sharxi doontaa.

Maya. Waxaad si toos ah ballan uga qabsan kartaa waax kasta. Haddaad haysato warqad gudbin, keen tii asalka ahayd, waxay ka caawinaysaa dhakhtarka inuu ka sii wato meeshii booqashadaadii u dambaysay ku dhammaatay. 

Gargaar degdeg ah iyo umulisada, 24 saacadood

Si toos ah u soo gal, ama hore u soo wac si kooxdu diyaar kuugu noqoto.

diyaar MA u tahay inaad aragto DHAKHTAR takhasus leH?

Codso waqti, kooxda qaabilaaddu way kuu soo wici doonan mudo hal maalin shaqo gudaheed ah.

Scroll to Top